Muxuu taliyaha Ciidanka lugta ku soo arkay furumaha dagaalka Sh/hoose? (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo waxa uu ku tagay Difaacyada Ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin Degaanada Awdheegle, Bariire, Sabiid iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose. General C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa mid mid u dul istaagay Difaacyada isagoo halkaasi kula kulmay Ciidan ku guda jira … Continue reading Muxuu taliyaha Ciidanka lugta ku soo arkay furumaha dagaalka Sh/hoose? (Sawirro)